Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay kulankii Maanta dhexmaray Wakiilada Beesha caalamka iyo Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka, kaasi oo ka dhacay hotel ku dhex yaalla Garoonka Aadan Cadde.
Qoraal kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay dadaalka wadajirka oo ay wadaan Madaxda dowlad Goboleedyada, si loo helo tanaasul, isla markaana loo gudbo Shirka guud ee Madaxda dowladdab iyo kuwa maamul goboleedyada kaas oo lafilayo inuu dhaco Maalinta Bari ah.
Leave a Reply