Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wargaliyey inay kasoo qayb galaan kulan bari oo arbaca ka dhacaya Xarunta Barlamaanka ee Villa Soomaaliya.
Xildhibaanda ayaa lagu wargaliyey inay bari markii Saacada tahay 9:00 Subaxnimo ay yimaadan agandaha kulanka barlamaanka ayaa lagu sheegay sadex qodob oo kala ah.
1. Covid19 .
2. U Codeyn Laba Xubnood oo Guddiga Madaxa banann ee Xuduudaha.
3. U Codeyn Sharciga Qaxootiga Qaranka
Saacadu waa 09:00 subaxnimo.
Leave a Reply