Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Barlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxmaan.
Waxaa kulanka sido kale qeyb ka ahaa Wasiiro ka tirsan Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaan looga hadlay kulankaas arimha doorashada ee wali xal laga gaarin.
Leave a Reply