Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oolaga mamnuucay 15 Xildhibaan oo lagu sheegay inay qaswadayaal yihiin.
Ajenadaha kulanka Xildhibaanada ayaa ah Cudurka Coronaha, u codeynta laba xubnood oo kamid noqonaya Guddiga Madaxa-banaan ee Xuduudaha.
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya ayaa hada jeedinaysa khudbad ku saabsan dhibaatada coronaha soomaaliya ku hayo.
Leave a Reply