Cutubyo kale oo ka tirsan Kumaandoosta Gorgor ayaa Tababar loogu soo xiray dalka Turkiga
Cutubyo kale oo ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta Qaranka ee Gorgor ayaa Tababar in muddo ah usocday ayaa loogu soo xiray dalka Turkiga.
Cutubyo kale oo ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta Qaranka ee Gorgor ayaa Tababar in muddo ah usocday ayaa loogu soo xiray dalka Turkiga.
Ciidanka amaanka ee gobolka Shabeele ayaa ka hadlay dil ay Magaalada Godey ugu gaysteen Will dhalinyaro ah oo la yiraahdo Munasar Mukhtaar Cabdi-qani iyo bananbaxyo […]
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo warbaahinta kula hadlaayey Magaalada Boosaaso ayaa waxuu ka hadlay weerarkii shabaab ku soo qaadeen Xabsiga Boosaaso kaas oo Sababay […]
Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeysay qarixii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Maqaayada luul Yemeni ee degmada Xamar Jajab, kaasi oo geystay […]
Weerar Argagixisanimo ayaa lala beegsaday Maqaayadda Luul Yamani ayaa waxuu sababay khasaaro isugu jirta dhimasho, dhaawac iyo bur bur hantiyeed. Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xiray […]
Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in ay baajiyeen banaanbixii ay ku dhowaaqeen, kaasi oo loo ballansanaa in uu maalinta berri ka dhaco taallada Dajirka Daahsoon ee […]
Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka warbixisay xadiga abaaraha iyo sababaha keenay waxaana ay sheegtay in inkabadan laba milyan iyo shan boqol oo […]
Culumada Puntland oo ka hadlay Weeararkii shabaab ku qaadeen Magaalada boosaaso ayaa waxay sheegeen inay wax laga Xumaado tahay xiligaan inay shabaab weerar noocaas oo […]
Dagaal yahano ka tirsan kooxda argagixisada Alshabaab ayaa xalay Goor dambe waxay weerar ku qaadeen Xabsiga waynee magaalada boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland. Dagaal yahanada […]
Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxuu ka hadlay sababta uu fashilmay Shirkii u dhaxeeyey Dowlada iyo Midowga Musharaxiinta. Qoraal uu R’iisalwasaare Rooble soo […]
Midowga Musharaxiinta oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay shirkii iyaga Dowlada Soomaaliya inuu fashil ku dhimaaday kana socon waayey dhanka Dowlada.
Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Federaaalka Xasan Xundubey Jimcaale oo ka warbixinaya shirkii Ra’iisul Wasaaraha iyo Midowga Musharaxiinta kaas oo ku dhimaaday Fashil.
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 123 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee […]
Ugaas Maxamed Ugaas xaashi oo waheliyaan Alraxmo iyo Odayaasha dhaqanka Gobolka Gedo ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed iney ka qeyb qaataan gurmadka loo sameynayo dadka […]
Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxay ka hadashay abaaraha ka jira Gobolka Gedo iyadoo sheegtay inay dowlada Soo wado Gurmad kala duwan.
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes