Golaha ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan deg deg ah waxaa ay ka yeesheen xaaladda siyaadeed ee Soomaaliya, waxaana ay baaq u direen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada.
Kulan ay ku yeesheen magaaladda NewYork ayay kaga hadlen xaaladda Soomaaliya, waxaana Madaxda Soomaalida loogu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dalka uga qabtaan doorasho iyadoo la raacayo heshiiskii 17 Sebtembar iyo Talooyinka shirkii Baydhabo.
Dhanka kale qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay mahiim tahay in la dhowro lana tixgaliyo Madaxbanaanida Dowlada Soomaliya.
Dalkan somali ayaa lah
Dorasho waydhici laakiin
Doeashadu waa in aay
Ahaataa hal cod iyo hal
Qof UN way ogyihiin adunku
Uu sharcugu hagaayo saas
Baywaayeen meel aay udhaafan
17 September very good
Tankale Dani iyo axmed Islam
Matagikaran airport because
Waa ciidanka gorgor baa
Sugaayo ayaguna way ogyihiin
Turky ciidan buudhisay
Haramacad nisa where ciidan😀