Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ka hadlaayey rag ka tirsan Ciidamada Amniga Puntland oo lagu laayey Gaalkacyo ayaa waxuu sheegay inay dagaal la galayaan Shabaab.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen,raggii fuliyay dil Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Sarkaal ka tirsanaa laanta dambi barista gobolka Mudug ee Puntland.
Hoos ka dhageyso Gudoomiye Sanyare oo la hadlaayey warbaahinta Daljir.
Leave a Reply