Magalda Garbacise ee gobalka Sitti isku farasarey cidamada Canfarta iyo kuwa Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya dagaalkaan ayaa sababay qasaaro isku jira Dhimasho iyo dhaawac.
Dagaalkaan u dhaxeeya Soomalida iyo Canfarta ayaa waxaa Weeararka soo qaadeen Ciidamada Canfarta oo ah ciidamo u dhisan sida ciidamada qalabkoodana u dhan yahay, ayaa waxaa weerarkooda ka hortagay Ciidamada Liyuu Boliiska ee deegaanka Soomaalida ooo u dhisan hab qabiil iyo beelo.
Sida wararka nagu soo gaarayaan iyo Masawirada laga soo diray goobta dagaalka ka dhacay ayaawaxaa ciidamda deegaanka soomaalida soo gaaray qasaaro dhimasho oo badan.
Maamul Deegaanka Soomalida ee uu hogaamiyo Madaxwayne Mustaf Cagjar wax wara wali kama soo saarin dagaalkaas.
Leave a Reply