Daawo:Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Deni iyo Axmed Madoobe Doorasho marabaan

deni

Shirkii u dhexeeyay Madaxda dowladda Federaalka, kuwa dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee Maanta dib uga furmay xerada ciidanka Cirka ee Afisyooni ayaa kusoo dhamaaday natijo la’aan kadib markii Axmed madoobe iyo Deni diideen in dalka Doorasho ka dhacdo.

Wasiirka warfaafinta xukuumadda xil-gaarsiinta Soomaaliya, Cusmaan Abuukar Dubbe oo warbaainta la hadlay ayaa sheegay in Madaxwaynayaasha Jubbaland iyo Puntland aysan rabin in dalka Doorasho ka dhacdo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.