Maamulka Galmudug ayaa waxay eedeyn u jeediyeen Puntland iyagoo ku eedeyey inay Puntland ka shaqeynayso sidii dalka ku imaan lahaa guumeyste, Shirka ka socda Xerada Afisyoone waxay ka gudbiyaan farriimo qaldan.
Wasiiru dowlaha Caafimaadka Galmudug Axmed Mire faafaale oo wareysi uu siiyey Shabelle TV ayuu kaga hadlay arrimha doorashada, shirka Fashilmay ee u dhaxeeyey Dowlada iyo maamul Goboleedyada.
Leave a Reply