Maamulka Soomaaliland ee uu hogaamiyo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay u jiraan magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland 19 Kiloomitir mar ay maanta warbaahinta la hadlayeen.
Wasiirka Shaqo Galinta iyo Arimaha Bulshada Soomaaliland Mustafe Maxamuud Cali Bile ayaa waxaa uu ka jawaabay hadal kasoo yeeray Wasiirka arimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad kaas oo ku saabsanaa inay puntland inta badan gobolada Sool iyo sanaag haysato.
Wasiirka Shaqo Galinta iyo Arimaha Bulshada Soomaaliland Mustafe Maxamuud Cali Bile ayaa sheegay Ciidamada Ssomaliland waxay joogaan Godqaboobe oo Garoowe u jirtaa 19 Kilomitir.
Leave a Reply