Danjiraha Ruushka u fadhiya Itoobiya Evgeny Terekhin ayaa sheegay in dalkiisu taageeri doono isbahaysiga saddex geesoodka ah oo ay yeeshaan Soomaaliya, Ethiopia iyo Eritrea si uu uga qayb qaato nabada & xasiloonida Geeska Afrika.
Hadalka Danjiraaha Ruushka sheegay ayaa u muuqda inuu ruushka danaynaya inuu xiriir wanaagsan la yeesho dalalka ku yaala Bariga Afrika, Isbahaysiga dalka Geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ayaanan wali laga gaarin heeshiis dhaba laakiin wada hadalo ayaa Madaxda Dalalka horay u dhexmaray.
Itoobiya waxa ka socda colaado u dhaxeeya Qowmiyadaha daga dalkaas kaas oo sababay dhimasho badan iyo barakicin.
Leave a Reply