Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Kullan dhaqaalo loogu aruurinayay Garoonka Diyaaradaha magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo kaas oo maalmo kahor uu dhagax dhigay wasiirka gadiidka Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.
Kulankaan ayaa waxaa ka qayb galay Xildhibaano ka tirsan labada gole ee Xildhibaanada Federaalka ah ee Soomaaliya, ganacsato, Haween, dhalinyaro iyo Marti sharaf kale.
Leave a Reply