Ismaciil Cumar Geele ayaa markale is dooranaya iyadoo aysan jirin cid la tartamaysa

Ismaciil

Dalka Jabuuti, waxaa saaka oo jimco ah ka bilaabatay cod bixinta madaxtinimada Madaxwaynaha waxaana la filayaa in doorto madaxweynaha xilka haya mudane Ismaaciil Cumar Geelle madaama aysan jirin cid la tartamaysa.

Mucaaradka Dalka Jabuuti ayaa horay u diiday inay qayb galaan doorashadaas madaama wadanka la hayn gudiga doorasho iyo nidam lagu kalsoonaan karo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.