
Madaxwaynaha maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Kaariye “qoorqoor” oo ka warameyey Cida hortaagan inuu dalka Doorasho ka dhacdo ayaa waxuu sheegay inay yihiin madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubbaland iaygaana qaadana masuuliyada dib u dhaca Doorashada Dalka.
Leave a Reply