Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gelinkii dambe Maanta dib ugu so laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka dib safar shaqo oo ugu maqnaa Caasimada Dalka ee Magaalada Muqdisho.
Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa mudooyinkii dambe waxaa uu Magaalada Muqdisho u joogay sidii xaal looga gaari lahaa arimaha doorashada Soomaaliya taas oo wali laga heshiin.
Leave a Reply