Madaxwayne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Jihaynta Doorashada dalka

Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa afurkii kaddib saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka heer Federaal oo Baarlamaanka Soomaaliya aqlabiyad ku ansixiyey shalay oo taariikhdu ahayd 12.04.2021.

Sharcigaan ayaa waxuu dhigayaa in dalka ay doorasho ka dhacdo Labo Sano Gudahood madaama madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedka ay ku heshiin waayeen Shirkii ka socday xerada Afisyoone.

1 Comment

  1. Geesiga dhulkiisa gobanimo horseeda geerida dishaay Geegkaa ha go’o . U gabraaratada ( qaran dumis so called muaarad)gumaysigu (beesha lixaad) ku dhuuntee geedkood ha go’o. Allahu akhbar!!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.