Akhriso:Maxkamadda Banaadir oo u yeertay lix eedeysane oo loo heysto Basaasid iyo Been abuur

GUDOOMIYEmaxkamad

Warqad ka soo baxday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa lagu amray 6 eedeysane oo loo heysto fal dambi oo la xiriirta faafinta xogaha amniga Qaranka iyo sameynta basaasid siyaaasadeed inay ku yimaadaan Maxkamadda 29-05-2021 si ay isaga difaacaan eedda loo heysto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.