Safiirka Ruushka u qaabilsan soomaaliya iyo Jabuuti oo Muqdisho Soo gaaray

balal

Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda ee JFS Mudane Belel Cusmaan ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Federalka Russia u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jabuuti Ambassador Michail Golovanov.

Dowlaha Arimaha Dibadda soomaaliya iyo Safiirka Ruushka u Qaabilsan Soomaaliya iyo jabuuti ayaa ka wada hadlay xiriirka labada waddan iyo xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Afrika.

Safiirka Ruushka ayaa uga ka mahad celiyey Wasiirka qaabilaadda iyo soo dhoweynta uu u sameeyey, waxaana uu u sheegay in Jamhuuriyadda Federaalka Russia diyaar u tahay wax la qabashada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.