Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo & Wakiillada Beesha Caalamka ayaa hadda waxaa uu shir uga bilowday magaalada Muqdisho.
Kulankaan ayaa looga hadlayaa sidii Xal looga gaari lahaa arimaha doorashada ee wali khilaafka ka jiro.
Maba doonayaaneey inaan dowlad ahaano !!! Waase haddaan ka yeelno!!! Madaxwayne farmaajo , golahaha shacabka iyo xukuumadda ayaa soomaali meel ay joogtaba u mahad celineysaa. Allah idin xafido aamiin yaa rabbi.
allow dalka iyo dadka noo badbadi