Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynayaashii hore ee Dalka Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed, Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali iyo Senator Muuse Suudi Yalaxow.
Kalankaan oo ka dhacay Hoyga Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga hadlay Xaaladaha Guud ee Dalka gaar ahaan Khilaafka ka jira qabsoomida doorashada dalka iyo inaan la siyaasadayn amniga Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply