War qoroola oo kasoo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyey hindisayaasha dib loogu furayo wada hadalada Arimaha Doorashada Soomaaliya.
Ururu Goboleedka IGAD ayaa sheegay inay taageereyso in lagu laabto wada hadlo dhexmara Saamileyda siyaasada Iyo Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.
Leave a Reply