
Maamulka gobolka Bari kan degmada Boosaaso, siyaasiyiin waxgarad iyo aqoon yahan ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka taxadaraan xanuunka Covid-19 oo halistiisu soo badanayso waxayna bulshada ugu baaqeen in la raaco fariimaha bahda caafimaadka ee ka hortagga Covid-19 .
Leave a Reply