Wafdi ay Hogaaminaysay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Masiibooyinka dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Dhaqo ku Tagtay Magaalada Baydho.
Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey
Socdaalka Wafdigan ayaa ah sidii Koonfur Galbeed loosoo gaarsiin lahaa Deeq ka timid Walaalaha Sacuudi Carabiya.
Leave a Reply