Waxaa isi soo taraya baaqyada ka imaanaya Bulshada soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan ee loogu baaqayo Maamulka Soomaaliland inay soo xiraan CabdiCasiis Cajuun oo si xun ula dhaqmay Safiyo Tusmo.
Cabdicasiis Cajuun ayaa baraha bulshada kusoo bandhigay muuqaalo Muujinaya asagoo Jirdil iyo si bili’aadnimada ka baxsan ula dhaqmaya Safiya Tusmo.
Bulshada Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan sida Waxgaradka, Culumada iyo dhalinyarada ayaa Maamulka Soomaaliland ugu baaqay inay sharciga la horkeeno Cabdicasiis Cajuun madaama la hayo Cadaymo maxkamada lagu horkeeni karo.
Leave a Reply