Ra’iisalwasare Rooble sheegay inay ogyihiin cida ka dambaysay Dhibaatadii Garoonka Muqdisho

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga caasimadda, ayaa faray in tallaabo deg deg ah laga qaado dadkii ka dambeeyay rabshadihii Garoonka Aadan Cadde.

Ra’iisalwasare Rooble ayaa waxaa kaloo sheegay inay ogyihiin cida ka dambaysay Dhibaatadii Garoonka Muqdisho ayna Tilaabada ku haboon ka qaadayaan sida ugu dhaqsaha badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.