Waa arin u baahan dhamaanteen in aan si dhaw ula socono tilaabooyinka ku wajahan qaran kayaga Soomaaliya ee ay qaadayaan shisheeyaha iyo kuwa u shaqeeya ee callooshood u shaqeystayaalka ah, maxay rabaan kooxda uu hogaamiyo James Swan? Ogaada in duqaan iyo Uhuuru Kenyaata yihiin shirkad oo uu ka dhexeeyo ganacsi sida warshado iwm.
Dawlada UK maxay geed dheer iyo mid gaaban ugu fuushan tahay in ay horumarka hadda ka jira Soomaaliya dib u celiso? (NIN HOOYADI CADCEED U JIIDEY AYEYDI HOOS MA GEEYO) siyaasadii shalay uu shanta kuugu qaybiyey in laba ka mid ah midowdo oo dawlad awood leh noqdaan buu qaadan la,yahay, Soomaaliya in uu kala diro oo meel aysan ka soo waaqsan geeyo ,weeye ujeedadiisu.
Waxaa oo dhan soo dhaafa ma garan la,nahay ujeedada Uhuuru iyo Ismaaciil Geele?
Uhuuru waa in badda iyo dhulka Soomaaliya qayb ka mid ah qaato, Cismaaciil Cumar Geelle waxaa u muuqata Soomaaliya oo shidaalkeeda iyo khayraadkeeda la soo baxda Jabuuti gooni u joogi meyso dadkana meel faqriya joogi maayaan ee Soomaalidooda bay dhinac ka raacayaan.
AU burburka Soomaaliya macaash badan bay ku heleen,sida ciidamada lacagta badan ay ku qaataan ee lagu sheego nabad ilaalinta Soomaaliya.
Haddaba dadka Soomaaliyeedoow sida ay muujiyeen beelaha Xamar ama Banaadir muujiya shacuurtiina in aan waxba naloo yeerin Karin dawladayada iyo baarlamaan kayagana go,aankoodu yahay lama dhaafaan.Jawaabtu waa in degma kasta aan ka sameynaa Banaanbax lagu taageeraayo go,aankii golaha shacabka oo weliba Beesha lixaad iyo xalane lagu sameeyaa ,aan muujino dhammaanteen (SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH) Shisheeye) iyo dhuuniraacyada u shaqaynaaya aan dalka ka badbaadino.
BANAAN BAXA HALASAMEEYO
LOGA SOO HORJEEDO JAM3S
SWAN IYO DHAMAAN KUWA
RABO IN AAY NABAABIYAN
Africanka ciidankoda dalka
Hakabaxeeno waxay rabaan
In aay musharka naguduqaatan
Waligood African ku waa dad
Bahan somalia parlaman ayay
Ladahay go aan aay gaareen
Ayaan ku qanacsanahay farmajo
Waxx uu u tagay midka koongo utaliyo ee
Jareerka ah wuu ushagay in
Dal xor ah aan nahay oo lamid
Wadamada aduunka, maxaadhacay
Uhuro kenyata oo wakiil
Ka ah ismacil cumar gele
Iyo reer galbeed ayaa orad ku
Tagay kinshasa wuu badalay
Jararkii maxaayalay waa 2 jareer, hadii aan nahay
Shabka somaliyed waxaan garab
Taganahay dowlada somalia
Xor ayaanahay africanka baahan waxaan lanahay waad
Ceebowdeen awalba cabiid ayaad ubadnaydeen ciidankina
Naga soosaara waxaad ushaqaysan reer galbeedka
Uhuro iyo gale waan idin
Ognahay waad nadhibteen
Taariiqada ayaan waxa ku
Qayabsan doonaa insha allaah
Farmaajo waxaan layahay
Wado fiican ayaad sarantahay
Ee africanka cashir udhig
Cadankii waad karbashtay
Kuwaan gafuur culusta ah
Waxa aay yihiin malahan
Kii buurnaa ee gongo aad
Utagta waxaas iyo waxa lamid
Hautagin dalkada dhiso ciidanka kobci dhaqale
Fiican gali Asc