
Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacday Munaasabad xariga looga jaraayey masjidka Towfiiq kaas oo ay kasoo qayb galeen Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ugaas Faarax, Culuma awdiin , Maamulka Degmada Caabudwaaq iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.
Leave a Reply