Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa ugu hanbalyeeyey Madaxwaynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabeele Iyo Galmudug Go’aankii wada jirka ahaa ee maanta soo saareen kaas oo uga hadlayeen arimaha Doorashada Soomaaliya.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply