Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda.

Kulanka oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga, Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha ciidamada, ayaa ku boorriyay in la xoojiyo amniga Caasimadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.