Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

Rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda

28th April 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda. Kulanka oo ay ka qeyb […]

hirshabeele

Daawo:Barlamaanka Hirshabeele ayaa Soo dhaweeyey go’aankii Qoorqor iyo Guudlaawe

28th April 2021 admin 0

Xildhibaano Katirsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeele ayaa Soo Dhaweeyay Go’aankii ay Ka gaareen Arimaha Doorashooyinka Madaxweynayaasha Hirshabeele iyo Galmudug.

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha oo shacabka Muqdisho ugu baaqay inay guryahooda kusoo noqdaan

28th April 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay dadkii ka barakacay shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho in ay dib ugu soo laabtaan […]

qarax

Dhageyso:Qarax ka dhacay Afafka hore ee Ciidanka Asluubta

28th April 2021 admin 0

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa fashiliyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen kooxaha argagaxisada ee Al-shabaab, kaasoo ay doonayeen in ay gudaha ula galaan xarunta  […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Soo dhaweeyey dadaaladii Maamul Goboleedyada iyo Ra’iisalwasare Rooble

28th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey walaac xooggan ee ay […]

aqalka sare

Cabdi Xaashi oo soo dhaweeyey go’aankii Galmudug iyo HirShabeelle

27th April 2021 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhaweeyay war-murtiyeedka ay soo saareen dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hir-Shabeelle ay ku cadeeyeen mowqifkooda […]

qoorqoor

Dhageyso:Qoor Qoor oo ka hadlay go’aanka ay ku diideen muddo kordhinta

27th April 2021 admin 0

Maamul goboleedyada HirShabeelle iyo Galmudug ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan wax muddo kordhin ah oo loo sameeyo hay’adaha dowladda federaalka. Qoraal ay si wadajir ah […]

Daawo:Xasan Shiiq oo u hanbalyeeyey Madaxwaynayaasha Hirshabeele Iyo Galmudug

27th April 2021 admin 0

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa ugu hanbalyeeyey Madaxwaynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabeele Iyo Galmudug Go’aankii wada jirka ahaa ee maanta soo saareen kaas oo uga hadlayeen […]

lafatagareen

Koonfurgalbeed oo War kasoo Saartay arimaha Doorashada

27th April 2021 admin 0

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka duulaya dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dalka iyo ismari waaga arrimaha doorashooyinka wuxuu ku talinayaa qodobadan soo socda; 1. […]

deni

Puntland oo soo dhaweysay Warmurtiyeedka Ra’iisul Wasaare Rooble

27th April 2021 admin 0

Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed waxay soo dhaweynaysaa Warmurtiyeedyada ay soo saareen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabeelle ee xubnaha ka […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed

27th April 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Dalka ayaa ka warbixin doona xaaladihii u dambeeyay […]

Rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyey Warmurtiyeedkii Galmudug iyo Hirshabeele

27th April 2021 admin 0

Bismillaahi, Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida loo qabo in xal deg deg ah laga gaaro arrimaha Doorashooyinka ee […]

Qoorqoor

Akhriso:Galmudug iyo Hirshabeele oo ka hadlay xaalada Muqdisho iyo Mudo kordhinta

27th April 2021 admin 0

Maamul goboleedyada Soomaaliyeed ee Galmudug & Hirshabeelle ayaa waxay ka hadleen Xaalada Magaalada muqdisho waxayna dalbadeen in dalka doorasho kadhacdo islamarkaana meesha laga saaro nuuc […]

wasiir

Daawo:Dowlada oo ka Digtay Dad Dhaqan mooryaaneed leh oo Muqdisho kusoo kordhay

27th April 2021 admin 0

Wasiirka Amniga XFS oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada kusoo korortay Magaalada Muqdisho isagoo sheegay in wax laga xumaado tahay […]

Muqdisho

Daawo:Ciidamada Dowlada oo Furay Jidgooyadii ay dhigteen mucaradka Dowlada

27th April 2021 admin 0

Ciidamada dowladda ayaa dib u furay Qaar waddooyinkii ku xirmay shaqaaqooyinkii maalin ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya.

Posts pagination

« 1 2 3 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes