
Galmudug oo Balanbal ka Bilowday Dhismaha Golaha Deegaanka
Wasaaradda Arimaha Gudahaiyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug ayaa waxay maanta marlabaad Dagmada Balanballe ee gobolka galgaduud ka daahfurtay Dhismaha Golaha Deeganka ee Degmada Balanballe. Munasabadan oo […]