
Xukuumadda Somaliland ayaa khiyaano qaran ku eedeysay Afar musharrax oo ka tartamayay doorashada ka dhacaysa Deegaamada Somaliland.
Wasiirka warfaafinta Soomaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa ku sheegay afarta musharrax 1- Qaasib Ibraahim Sulaymaan2- Cabdiraxmaan Yuuusuf Cali3- Kubra Xaaji Xuseen4- Canab Abdi Xirsi
Leave a Reply