Midowga Africa oo Ergay usoo Magacaabay Soomaliya

John

Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana H.E John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqday Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya kala shaqeyn doona Arimaha siyaasada Iyo Doorashooyinka.

Midowga Africa ayaa dhawaan ka sheegay xaruntooda Addis Ababa ee dalka Itoobiya inay e4gay Soomaaliya u soo magacaabayaan kadib markii Soomaalida ku heshiinwaday Doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.