Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda maamulka Gamudug ee Dhuusamareeb.
Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Mudane Cabdullahi Xersi Maxamed ayaa ayaa galabta Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxweynaha
Sidoo kale soo dhaweynta Madaxweynaha waxaa ka qeyb qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Wasiirada Galmudug iyo qeybaha kale ee Bulshada Dhuusamareeb.
Leave a Reply