
Waaxda Howlaha Guud ee Dowladda Hoose ee Xamar ayaa kawado biya dhuris Wadooyinka Magaalada oo ay biya dhigeen Robablii ka da’ay Muqdisho.
Howlwadeennada ayaa ku howlan sidii ay u soo celin lahaayeen bilicda caasimadda, isla markana ay biyaha uga dhaamin lahaayeen goobaha biyaha fadhiyaan ee magaalada Muqdisho.






Leave a Reply