Waxaa weerar ismiidaamin ah lagu qaaday saldhiga Booliska Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.
Taliyaha Saldhiga Degmada Waaberi Axmed baashane ayaa ku geeriyooday waxaana dhaawac uu soo gaaray Saraakiil iyo Askar ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay
Leave a Reply