Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa soo gebagabeeyey safarkii uu ku joogay dalka Sacuudiga.
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Rooble iyo xubnaha wafdigiisa ayaa dalka dib ugu soo noqday goor dhow waxana soo dhaweeyay Wasiirka Caddaaladda Abdulkadir Mohamed Nuur “Jaamac” , Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha iyo masuuliyiin kale .
Ra’isul Wasaaraha iyo madaxda la socotay ayaa dalka Sacuudga u tagay in ay soo cumreystaan .
Leave a Reply