Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye “Qoorqoor” ayaa kulan la qaatay Maamulka iyo Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo, asagoona halkaa warbixin dhinacyo badan taabaneysa kaga dhageystay maamulka iyo masuuliyiinta Magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.
Leave a Reply