Afhayeenka Midowga Musharixiinta Daahir Maxamuud geelle oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa waxuu Ra’iisalwasaaraha ka codsaday in Midowga Musharaxiinta iyo bulshada rayidka ah ay ka qayb galaan Shirka la Filayo Inuu Muqdisho uga Furmo DFS Iyo Dowald Goboleedyada
Leave a Reply