Deegaanka Puntland ayaa waxaan ka jirin adeeg Caafimaad waxaana si xad dhaafa ugu geeriyoonaya dad badan oo u dhimanaya Cuduro kala duwan haba ugu darnaadee caabuqa koronaha.
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maamul goboleedka Puntland, Cabdi Samad Cali Shire ayaa maanta oo khamiis ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.
Marxuumka oo muddooyinkii u dambeeyay ku xanuunsanaa Puntland ayaa la keenay magaalada Muqdisho, halkaas oo uu saaka ku geeriyooday.
Allaha u naxariistee Cabdisamad Cali Shire ayaa soo noqday madaxweyne ku xigeenkii Puntland dowladdii uu madaxda ka ahaa Cabdiraxmaan Faroole ( 8 January 2009- 8 January 2014).
Leave a Reply