Dhageyso:Gudomiyihii Gedo oo sheegay Axmed Madoobe inuu waqtigiisi dhamaaday

axmedbuule

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed, ayaa waxuu sheegay in Maamulka Axmed Madoobe waqtigiisa uu dhamaaday sidaas darteedna wax wasiiro ah oo uu magacaabi karo inaysan Jirin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.