
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa kulan la qaatay xubno ka mid ah Midowga Musharaxiinta.
waxa ay kawada hadleen xal u helida arrimaha doorashooyinka iyo sidii madasha xisbiyada ay u taageeri lahaa shirka looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka.
Madaxweynaha koonfurgalbeed waxaa kulanka ku wehlinaayey qaar kamid Xubnaha Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed.
Leave a Reply