
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deggen yahay Caasimadda Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Cabdifataax Cabdulaahi Xasan.
Madaxda ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo howlgalada lagu ciribtiraayo argigixisada Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya deegaanno ka tirsan Koonfur Galbeed, Kulanka ayaa ku soo idlaaday jawi is afgarad ah.





Leave a Reply