Maamulka Gobolka Baay iyo dhakhaatiirta goobaha Cafimaadka ayaa faah faahin ka bixiyay qarax khasaare geystay oo Maanta ka dhacay suuq ku yaala Baydhabo.
Dhaqaatiirta Magaalada baydhabo ayaa waxay sheegeen in Isbitaalka la keenay 15 qof oo dhaawac Sadex qofna dhinteen.
Leave a Reply