
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyio Dib u heshiisiinta Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac Cabdi Wayeel ayaa sheegay inuusan madaxwayne kuxigeenka Galmudug xilka ka qaadi karin sida uu qabo dastuurka Galmudug iyo kan dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.
Leave a Reply