
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland u diray farriin la xidhiidha doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, waxana uu ugu baaqay inay bulshadu si nabad ah u codayso, isaga oo guul taariikhi ah ku tilmaamay in si nabadgelyo ah lagaga soo gudbay ololihii doorashada iyo waqtiyadii diyaargarowga ee ka horreeyey.
Leave a Reply