Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2021

Rooble

Sawiro:Ra’iisalwasaare Rooble oo Kulan la qaatay wafti kasocda Qadar

2nd May 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo […]

wayeel

Daawo:Maamulka Dhalinyarada Balanbal oo Qalab Xaafiiseed la gudoonsiiyey

2nd May 2021 admin 0

Wasiirka wasaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdiwaayeel)ayaa waxaa uu maanta Agab xaafiiseed gudoonsiiyay maamulka dhalinyarada Degmada Balanballe […]

Mahadsalaad

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta oo Si kulul ugu Jawaabay Mahad Salaad

2nd May 2021 admin 0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda federaalka Soomaaliya, mudane Abdirahman Yusuf Omar (Al Cadaala) ayaa waxuu u jawaabay Xildhibaan Mahad salaad oo Shalay […]

cabdiqaboojiye

Dhageyso:Wasiirka Dube oo ka tacsiyeey geerida ku timid fanaan Cabdi Qaboojiye

2nd May 2021 admin 0

Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye”  oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku Geeriyooday Magaalada Oslo ee Dalka Norway. Alle […]

wiil

Dhageyso:Labo wiil oo walaal ah oo uu walaalkood ku dilay Mareykanka

2nd May 2021 admin 0

Labo wiil oo xuffaad ah oo  walaalo isla markaana Taraawiixda ka dujin jiray masjidka Al-Taqwa ee magaalada Kansas City, ee gobolka Missouri ayaa lagu dilay […]

Cabdulaahi

Puntland oo Ganacsade kasoo jeeda Hiraan Xabsi iyo dil koronto isugu dartay

1st May 2021 admin 0

Maydka Cabdulaahi maxamuud jaamac oo ahaa ganacsade caan ka ahaa Galkacayo Isla markaasna ahaa Mullkiilaha makhaayada Herer Restaurant ayaa saaka la keenay Cisbitaalka Dhagacade ee […]

safiirusa

Mareykanka Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey go’aanka Madaxwayne farmaajo iyo Baarlamaanka Sooomaaliya

1st May 2021 admin 0

Dowladda Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyey go’aanka Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen in […]

mursal

Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay in dib loogu laabto heshiiskii 17-kii September

1st May 2021 admin 0

Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod gacantaag ah Ku aqbalay in dib loogu laabto heshiiskii 17 September, Codeyntii la qaaday waxaa aqbalay 140 Xildhibaan, […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Arimaha Dorashada iyo Amniga ku wareejiyey rooble

1st May 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dalbadey Golaha Shacabka in dib loogu laabto heshiiska 17-kii September 2020 madaxda dowladda Faderaalka […]

koore

Daawo:Somaliland oo Maxkamad la tiigsanaysa Musharraxiin Somaaliya Xirir la leh

1st May 2021 admin 0

Xukuumadda Somaliland ayaa khiyaano qaran ku eedeysay Afar musharrax oo ka tartamayay doorashada ka dhacaysa Deegaamada Somaliland. Wasiirka warfaafinta Soomaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa ku […]

Rooble

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed

1st May 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed. Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed ayaa waxaa […]

laftagareen

Madaxweynaha Laftagareen oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Koonfurgalbeed

1st May 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Munaasabada 1da may oo ah Maalinta Shaqaalaha Aduunka awgeed waxa uu hambaliyo udirey dhamaan […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

1st May 2021 admin 0

Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda meel kasta oo ay joogaan. Shaqaalaha Soomaaliyeed waxaan uga mahad-celinaynaa […]

Posts pagination

« 1 … 13 14

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes