Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2021

rooble

Sawiro:Rooble oo kulan laqaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada & Wakiilada Caalamka

29th May 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Galmudug iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir […]

Galmudug

Akhriso:Galmudug oo sheegtay Golaha Deegaanka Balanbal in la dhamasytiray

29th May 2021 admin 0

War qoraala oo kasoo baxay Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug ayaa lagu cadeeyey inuu dhamaaday Dhismaha golaha Degaanka Degmada balanbal marayna habraacii loogu talagay.

garbahaaray

Daawo:Ardeyda Magaalada Garbahaareey ayaa u fariisatay imtixaanka dugsiga sare

29th May 2021 admin 0

Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo waxaa saakay ka bilowday imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare, oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee […]

mahdi

Daawo:Ra’iisalwasaare ku-xigeenka oo daah furay imtixaamka shahaadiga ee Dugsiyadda sare

29th May 2021 admin 0

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee […]

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo Maanta ka bilaawday dalka

29th May 2021 admin 0

Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in 42, 000 (Afartan & laba Kun) oo Arday ay Maanta u fariisanayaan imtixaanka, kaas oo Manta ka bilaabanaya […]

waayeel

Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug oo shaacisay in la dhamaystiray Golihii degaanka Balanbale

29th May 2021 admin 0

War Qoraala oo ka soo baxay Wasarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo dib uheshiinta Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in la dhameystiray dhismaha Golaha Deegaanka Degmada […]

Falagaan

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ku hadlay War aan kasoo bixin Galmudug

29th May 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Axmed Shire Falagle oo shalay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay war aan kasoo bixin golaha wasiirada Galmudug iyo Xafiiska […]

balanbal

Golaha Degaanka Degmada Balanbale oo la Dhaariyey

28th May 2021 admin 0

Degmada Balanballle ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacaday Munaasabad lagu dhaarinayo Xildhibaanada Golaha deegaanka dagmada Balanballe kuwaas oo dhawaan la doortay. Dagmada Balanballe ayaa Noqotay […]

qarax

Daawo:Qarax ka dhacay Baydhabo oo Khasaaro dhimasho iyo dhawac Gaystay

28th May 2021 admin 0

Maamulka Gobolka Baay iyo dhakhaatiirta goobaha Cafimaadka ayaa faah faahin ka bixiyay qarax khasaare geystay oo Maanta ka dhacay suuq ku yaala Baydhabo. Dhaqaatiirta Magaalada […]

dagaal

Sawiro:Ciidamada Xoogga Dalka oo Weerar qorshayn ku laayey 10 ka tirsan Shabaab

28th May 2021 admin 0

Degaanka Gal-labashiir, ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Ciidanka Xoogga Dalka waxay kooxda argagixisada Al-Shabaab uga dileen 15-maleeshiyaad ah oo ay ku jiraan horjoogayaal, waxaana laga […]

cumarfilish

Video+Sawiro:Cumar Filish oo qaabilay Wasiirka Iskaashiga dalka Sweden

28th May 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ku qaabilay Wafdi uu hogaaminaayay Wasiirka […]

ismaaaciil

Daawo:Kulankii Ismaaciil Cumar Geele iyo Madaxwaynaha Masar

28th May 2021 admin 0

Madaxwaynaha Dalka Masar Cabdifitax Sisi ayaa Booqasho waxaa uu ku yimid dalka Jabuuti waxaana uu kulan la qaatay Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar geele iyo golihiisa […]

qoorqoor

Sawiro:Kulankii Rooble iyo Wasiirka Iskaashiga Dalka Sweden

28th May 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa la kulmay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta […]

farmaajo

Daawo:Khudbadii Madaxwayne farmaajo ka jeediyey heshiiskii doorashada qaranka

27th May 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeye shacabka Soomaaliyeed heshiiska dhammeystirka wadahadalladii ku saabsanaa hirgelinta doorashada oo ku saleysan heshiiskii 17 […]

shariif

Daawo:Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta oo caafis dalbaday

27th May 2021 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes