
Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubbaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.
Magacayada Axmed Madoobe soo gudbiyey ayaa intooda badan ah qaar kamida Shaqaalihiisa iyo la taliyaashiisa Gaarka ah.


Leave a Reply